Nin 60 jir ah oo lagu dilay agagaarka Suuqa Bakaaraha & faahfaahino ka soo baxaya

Agagaarka qeybta Khudaarta ee Suuqa Bakaaraha oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa kooxo ku hubeysnaa bastoolado waxay ku dileen nin da’ ah. Goob-joogayaal ayaa sheegay in ninka la dilay  da’adiisa lagu  qiyaasay 60 sano jiro, waxaana uu dilkan ka dhacay inta u dhexeysa Suuqa Khudaarta & Isgoyska Shiikh Cali Suufi ee Magaalada … Continue reading Nin 60 jir ah oo lagu dilay agagaarka Suuqa Bakaaraha & faahfaahino ka soo baxaya